Akhriso Magacyada & Qabiilada Wasiirada cusub ee caawa lagu dhawaaqay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, si waafaqsan qodobbada 97-aad iyo 100-aad ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Golaha uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka kooban 27 Wasiir, 17 Wasiiru Dowle, 26 Wasiir ku xigeen. BEELAHA AY KA SOO JEEDAAN WASIIRADA WASAARADAHA … Continue reading Akhriso Magacyada & Qabiilada Wasiirada cusub ee caawa lagu dhawaaqay